الحمد لله والصلاة والسلام على رسول الله وعلى آله وصحبه، أما بعـد
Waa casharkii 11-naad ee silsiladdii Maqaamaatka Al-xariiri ee uu akhrinayey sheekh Shariif-dawiil. Saan horay u sheegnnay, waa casharro laga baranayo edebka Carabiga, Soomaaliga, Fiqiga, iyo waxyaalo naftu ku meyracato.
Sheekh Shariif-dawiil laftiisu wuxuu ku akhrinayaa Somaali waaweyn. Sidaas darteed qofkii daneynaya edebka Carabiga iyo Soomaaliga ha dhageysto duruustaas.
Halkan ka dhageyso casharka 11-naad ee darsiga sheekh Shariif-dawiil.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Ku noqon casharkii ka horreeyey.
Alkhilaafah.com




Pingback: Sheekh Shariif-dawiil iyo Maqaamaatkii Al-Xariiri Casharkii 12- naad | Alkhilaafah.com