Sheekh Bashiir Salaad oo la Sheegayo inuu Turkiga ka Dalbaday inay Dhexdhexaadiyaan Ash-Shabaab iyo Dowladda

Print

Bashiirturki1Waxaa jira warar sheegaya in sheekh Bashiir ka dalbaday dowladda Turkiga inay dhexdhexaadiso Ash-Shabaab iyo dowladda! Sheekhu wuxuu qabaa in Turkigu ka dhex dhexaad arrinta Soomaaliya. Wuxuu intaas ku daray in Turkigu si kal iyo laab ah u cawimeen Soomaaliya.

Lama garanayo waxa codsigaasi ku soo  kordhin karo xaaladda Soomaaliya. Mujaahidiintu maba arkaan in dowlad ka jirto Soomaaliya maaddaama waxa meesha maraya ay dhiseen UN-ka iyo reer Galbeedku. Waxay aaminsan yihiin in cid go’aan leh lala hadli karo laakiin arrinita Soomaaliya waxay ka go’daa waddamada ciidamada u joogaan iyo reer Galbeedka.

Iyadoo waxyaalaha Mujaahidiintu sheegeyso jiraan haddana ma dhicikartaa in dalabka sheekh Bashiir Salaad wax laga dhaho?

Cali Ciise

Alkhilaafah.com

Muqdisho

2 comments on “Sheekh Bashiir Salaad oo la Sheegayo inuu Turkiga ka Dalbaday inay Dhexdhexaadiyaan Ash-Shabaab iyo Dowladda

  1. salmaan

    Ali ciisow sxb warkaan aad leedahay sh bashiir axmed salaad war qariib ah ayuu u egyahay ee armaad xsahwidey, oo war aan sidoo kale ku arkey hiiraan.com ayaa soo qaadanaya magaca bashiir salaad oo ay sheegaan inuu ku hadlayey magaca ardeyda soomaaliyeed ee turkiga wax ka barata mar la sheegay in ardaydu ay dawladda turkiga ka codsadeen in ay dhexdhexaadiso alshabaab iyo dawladda, qoraalkaasina kelmadda “sheekh” kuma jirin iyo sidoo kale magaxa dhexe iyo “axmed ” midna, mar haday saas tahayna waxaa macquul ah in nin kale oo ardeyda turkiga ka mid ah oo magaca (bashiir salaad) wata uu jiro hiiraan taas ka wadaan, hadii kale oo sheekhu yahay waxaan filayaa inaanay at least ka reebeen laqabka sheekh oo ah kelmad ixtiraam wadata, dabcanna hiiraan.com laguma aqoon culimada oo ay dhar tiraan sida kuwa webabka buhtaanka iyo borobogaandada ku caan baxey ee culimadii laga raacey, si kastabase ha ahaatee warkaas oo aanan meelo kale ku arag ama ka maqal baan iftiiminayey…bal dib ugu noqda warkaas.

  2. umu ibraahim

    . الدليل الثاني عشر: قوله تعالى: {واتل عليهم نبأ الذي آتيناه آياتنا فانسلخ منها فأتبعه الشيطان فكان من الغاوين}:
    وهذه الآية نزلت في عالمٍ عابد في زمان بني إسرائيل، يقال له: بلعام، وكان يعلم الاسم الأعظم.
    قال ابن أبي طلحة عن ابن عباس: (لما نزل بهم موسى عليه السلام- يعني بالجبارين – أتاه بنو عمه وقومه فقالوا: إن موسى رجل حديد، ومعه جنود كثيرة، وإنه إن يظهر علينا يهلكنا، فادع الله أن يردَّ عنا موسى ومن معه. قال: إني إندعوت ذهبت دنياي وآخرتي، فلم يزالوا به حتى دعا عليهم، فسلخهالله مما كان عليه. فذلك قوله تعالى: {فانسلخ منها فأتبعه الشيطان فكان من الغاوين}).
    وقال ابن زيد: (كان هواه مع القوم) – يعني الذين حاربوا موسى وقومه -
    فذكر تعالى أمر هذا المنسلخ من آيات الله، بعد أن أعطاه الله إياها، وعرفها وصار من أهلها ثم انسلخ منها، أيترك العمل بها، وذكر في انسلاخه منها ما معناه أنه مظاهرةُ المشركين ومعاونتهم برأيه، والدعاء على موسى عليه السلام ومن معه، أن يردهم الله عن قومه، خوفاً على قومه وشفقة عليهم، مع كونه يعرف الحقًّ، ويشهد به، ويتعبًّد، ولكن صدًّه عن العمل به متابعة قومه وعشيرته وهواه وإخلاده إلى الأرض، فكان هذاانسلاخاً من آيات الله تعالى.
    وهذا هو الواقع من هؤلاء المرتدين وأعظم، فإن الله أعطاهمآياته التي فيها الأمر بالتوحيد، ودعوته وحده لا شريك له، والنهي عن الشرك به ودعوة غيره، والأمر بموالاة المؤمنين ومحبتهم ونصرتهم، والاعتصام بحبل الله جميعا، والكون مع المؤمنين، والأمر بمعاداة المشركين، وبغضهموجهادهم وفراقهم والأمربهدم الأوثان، وإزالة القحاب واللواط والمنكرات، وعرفوها وأقروابها، ثم انسلخوا من ذلك كله، فهم أولى بالانسلاخ من آيات الله والكفر والردة من بلعام أو هم مثله.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>