Culumo is Gureyso! Sh. C/Raxmaan sh. Maxamuud Celi oo ka Digay inaan Ictisaam Keliya ka Munaaqishoon karin waxa Shabaab laga Yeelayo

Print

Nadwada maxay u dileenSheekh C/Raxmaan sheekh Maxamuud Celi wuxuu sheegay inaysan Ictisaam keliya u oolin ka-hadalka dagaalka ka dhanka ah Shabaab! Sheekhu wuxuu ka hadlay saxaafadda Afsoomaaliga ku hadasha ee reer Galbeedku leeyahay. Sheekh C/Raxmaan Celi oo ka mid ah culumada Suufiyada baa raba inuu dilka sheekha ka helo minbar ay Suufiyadu ka hadlaan sidoo kalana ka xigsadaan Ictisaamka shacabka. Sheekhu wuxuu isagoo shacabka maqashiinaya geeska gelinayaa Ictisaam isagoo leh: ma aha in Ictisaam arrinta la gooni noqoto labo arrimood dartood:

1- Waxaa jira shirweyne ay garwadeen ka tahay dowladdu oo looga hadlayo arrinta Shabaab sidaas darteed lama rabo in Ictisaamku dhabqiyaan arrinta.

2- Wuxuu sheekhu sii eedeynayaa Ictisaamka isagoo leh sida Shabaab bay aaminsanaayeen Jihaadka weliba iyagoo soo saaray ardada jihaadeysa!

Waxaa halkaas ka muuqda in la is barabixinayo! Dad badan ma fahmayaan waxaan ka hadleynno! Dagaalka ku socda Shabaabku wuxuu marayaa meeshii u sarreysay! Looma kala harin! Micno sameyn meyso in faras jeedal iyo cirib-dhabid lagu dayey oo xawaarihii ugu sarreeyey ku socda inuu sii kordhiyo xawaaraha! Soow gaalo iyo kooxahaas lama dagaaleyn Shabaabka?

Waxaan ku celineynnaa inaan xalka laga dayin meel mar hore laga soo waayey! Awalba Gaalada iyo Suufiyadu dagaal toos ah bay kula jireen Ash-Shabaab. Ictisaamna waa tay sanad ka hor lahaayeen waa la dagaaleynnaa Shabaabka! Maxaa cusub oo soo kordhay? Inta caqligu shaqeeyo, la abbaaro meesha xalku jiro! Caqli ma aha in la yiraahdo shir reer Galbeed iyo Amisom wadaan baa takfiirnimo lagu baabi’inayaa? Mise hal god baa maalin kasta nala ka qaniinin! Waxaa xaqiiqo ah in wadaaddada raba inay Suufiyo, maryocalas, iyo gaalo kaalmeystan ma helin sawaabkii!

Golaha Dhaqangelinta Shareecada

Alkhilaafah.com

2 comments on “Culumo is Gureyso! Sh. C/Raxmaan sh. Maxamuud Celi oo ka Digay inaan Ictisaam Keliya ka Munaaqishoon karin waxa Shabaab laga Yeelayo

  1. dalmar

    walee dheri labada dhinac ka gubtay bay naqdeen ictisaam. waxaana ayadana qarsoonayn in dharbaaxo adag oo. ey adagtahay in laga kabsado ey kutahay shabab dilka sheekha jajar iyo hal qabsina u ah cid kasta oo duulaan ku ah shabab sawirna kabixaynaysa in shabab eysan waxba u tureyn cidi alle u qara baa arki dointa halka wax ku danbeeyaan balse wanaag mamuuqdo iminka

  2. umu ibraahim

    wax badan oo lafilaaya ayaa banaanka imaandoona hadaay gaalada u kaalmeyney diinta alla khawaarijna ay ka qabaney waa la arki doonaa gaaladii nabi maxamed geela dul dhigtay oo wax ka maqneyn ayaa sunadiisa u gargaarey oo waliba naf iyo maal u hureey talow gaalada ma waxay u sacyiney in islaam saafi ah koonka ku soo hara oo waxaay dagaal ku qaaday dadka islaamka bidcada ku soo kurdhiyey
    waxaas oo dhan waa waxow fahmi kara qofka alla garanaa garasha dhab ah oo aan aheyn tii ibliis iyo tii abuu jahal rag badan oo anaan garaneyn halka ay ku socdaan baabuurta aysaaran yahiina waay iska doodan hadaad suaalaha qaar waydisana waxaa laga yaaba in ay madaxa wareejiyaan ragow xishooda hadaadan nooga filneeyn raga gaalaada ah ee intaad ku dhalateyn ku dhasha oo aadan naga cilin karin markay na kufsanaan asxaan noosameya oo gacmaha hanoo qabanina markaan rafaneyna intaas ayaa laga yaabaa in alla nagu guuleeyee hadhawna ceeb hanooga dhigine heblaaya marka lakufsanaay waa rafaneysay aahin thuma aahin waqtigaay rabta ha qaadata gaala waay jabeey guushana islaamkaa leh isbaheysiga ayaana noo cadeeynaaya
    . الدليل الثامن: قوله تعالى: {يا أيها الذين آمنوا لا تتخذوا اليهود والنصارى أولياء بعضهم أولياء بعض ومن يتولهم منكم فإنه منهم إن الله لا يهدي القوم الظالمين}:
    فنهى سبحانه المؤمنين عن اتخاذ اليهود والنصارى أولياء،وأخبر أن من تولاهم من المؤمنين فهو منهم.
    وهكذا حكم من تولى الكفار من المجوس وعبَّاد الأوثان فهو منهم، فإن جادل مجادل في أن عبادة القباب ودعاء الأموات مع الله ليس بشرك، وأن أهلهاليسوا بمشركين، بان أمره واتضح عناده وكفره.
    ولم يفرق تبارك وتعالى بين الخائف وغيره، بل أخبر تعالى أن الذين في قلوبهم مرض يفعلون ذلك خوفاً من الدوائر.
    وهكذا حال هؤلاء المرتدين، خافوا من الدوائر، لما في قلوبهم من عدم الإيمان بوعد الله الصادق بالنصر لأهل التوحيد، فبادروا وسارعوا إلى أهل الشرك، خوفاً أن تصيبهم دائرة. قال الله تعالى: {فعسى الله أن يأتي بالفتح أو أمر من عنده فيصبحوا على ما أسروا في أنفسهم نادمين}.
    *. الدليل التاسع: قوله تعالى: {ترى كثيراً منهم يتولون الذين كفروا لبئس ما قدمت لهم أنفسهم أن سخط الله عليهم وفي العذاب هم خالدون}:
    فذكر الله تعالى أن موالاة الكفار موجبة لسخط الله، والخلود في العذاب بمجردها، وإن كان الإنسان خائفاً، إلا من أكره بشرطه، فكيف إذا اجتمع ذلك مع الكفر الصريح، وهو معاداة التوحيد وأهله، والمعاونة على زوال دعوة الله بالاخلاص، وعلى تثبيت دعوة غيره؟!
    *. الدليل العاشر: قوله تعالى: {ولو كانوا يؤمنون بالله والنبي وما أنزل إليه ما اتخذوهم أولياء ولكن كثيراً منهم فاسقون}:
    فذكر تعالى أن موالاة الكفار منافية للإيمان بالله والنبي صلى الله عليه وسلم وما أنزل إليه. ثم أخبر أن سبب ذلك كون كثير منهم فاسقين، ولم يفرق بين من خاف الدائرة وبين من لم يخف، وهكذا حال كثير من هؤلاء المرتدين قبل ردتهم كثير منهم فاسقون، فجرهم ذلك إلى موالاة الكفار، والردة عن الإسلام، نعوذ بالله من ذلك.
    *. الدليل الحادي عشر: قوله تعالى: {وإن الشياطين ليوحون إلى أوليائهم ليجادلوكم وإن أطعتموهم إنكم لمشركون}:
    وهذه الآية نزلت لما قال المشركون: تأكلون ما قتلتم ولا تأكلون ما قتل الله، فأنزل الله هذه الآية.
    فإذا كان من أطاع المشركين في تحليل الميتة مشركاً من غير فرق بين الخائف وغيره إلا المكره، فكيف بمن أطاعهم في تحليل موالاتهم، والكون معهم ونصرهم، والشهادة أنهم على حق، واستحلال دماء المسلمين وأموالهم، والخروج عن جماعة المسلمين إلى جماعة المشركين؟ فهؤلاء أولى بالكفر والشرك ممن وافقهم على أن الميتة حلال.
    *

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>