Qormadii: qiiro iyo qiyaado la’aanta nimanka Soomaalidu xaggey ku qotantaa oo dhowaan soo baxaysa inshaa Allaah

Alkhaliifah

Asalaamu calaykum. Sidaan ka ballan qaadnnay dadweynaha Soomaaliyeed waxaa dhowaan soo baxaysa qormadii ku saabsaneyd qiiro iyo qiyaado la’aanta nimanka Soomaaliyeed halkay ku qotonto! Waxaa ka hadli doonaa labo arrimood … »

April 14, 2014 | Sii Akhri

Ma Doctorate bay heystaan (PhD = doctor of phantasy)?

ciidanka itoobiya

  Waxaa isweydiin leh: dadka Soomaaliyeed ee sheeganaya inay PhD heystaan haddana ka caqli xun geeljirayaasha; maxay heystaan? Yaa fahmi kara dad dhulkoodii ku soo hogaamiyey gaalomadowdii cadowga noo ahayd … »

April 11, 2014 | Sii Akhri

Madaxtinimada Soomaalida oo sidii koobka kubbadda cagta dhowrkii sanaba mar la qabto

soccer-ball

Asalaamu calaykum. Waxaan horay u sheegnnay in nimanka sheegta madaxda Soomaalida aysan arrintoodu ka duwaneyn ciyaaraha kubbada cagta oo kale. Cayaarahaas afartii sanaba mar baa la qabtaa! Saasoo kale baad … »

April 11, 2014 | Sii Akhri

Doodda: Qiiro iyo qiyaado la’aanta nimanka Soomaaliyeed maxay ku qotontaa?

Alkhaliifah

  Asalaamu calaykum. Inshaa Allaah dhowaan waxay rabtaa shabakada Alkhilaafah.com inay eray ka tiraahdo waxa nimanka Soomaaliyeed ugu wacan inay halkaas ka gaarto qiiro la’aantooda iyo inaysan hogaamin karin dadkooda … »

April 10, 2014 | Sii Akhri

Alkhilaafah.com oo qoraalladii dib u bilaabeysa inshaa Allaah.

Baro

  Asalaamu calaykum. Waxaan dadweynaha Soomaaliyeed u bishaareyneysaa in mareegta Alkhilaafah.com bilaabi doonto shaqadeedii haddii Allaha awoodda lihi ogolaado. Horaan uga hadalnnay siyaasadda mareegta. Mareegtu waxay hoga tusaaleyneysaa shacabka Muslimiinta … »

April 10, 2014 | Sii Akhri

Xaggee wax ka biloownnaa? Taada ma yeele; tiisa kuma meel mare; tuu falo kuma gefto!

Xaj

Ilaah baa mahad leh. Nabadgelyo iyo naxariis nabi Muxamed korkiisa ha ahaato! Waxaan nagu adkaaday sidii dadka loo wacyigelin lahaa! Waxaa alkhilaafah.com marar badan ku celcelisay inaan is eedeyn Salafiin … »

January 13, 2014 | Sii Akhri

Qormadii: qiiro iyo qiyaado la’aanta nimanka Soomaalidu xaggey ku qotantaa oo dhowaan soo baxaysa inshaa Allaah

Alkhaliifah

April 14, 2014 | Reply

Asalaamu calaykum. Sidaan ka ballan qaadnnay dadweynaha Soomaaliyeed waxaa dhowaan soo baxaysa qormadii ku saabsaneyd qiiro iyo qiyaado la’aanta nimanka Soomaaliyeed halkay ku qotonto! Waxaa ka hadli doonaa labo arrimood … »

Sii Akhri

Ma Doctorate bay heystaan (PhD = doctor of phantasy)?

ciidanka itoobiya

April 11, 2014 | Reply

  Waxaa isweydiin leh: dadka Soomaaliyeed ee sheeganaya inay PhD heystaan haddana ka caqli xun geeljirayaasha; maxay heystaan? Yaa fahmi kara dad dhulkoodii ku soo hogaamiyey gaalomadowdii cadowga noo ahayd … »

Sii Akhri

Madaxtinimada Soomaalida oo sidii koobka kubbadda cagta dhowrkii sanaba mar la qabto

soccer-ball

April 11, 2014 | Reply

Asalaamu calaykum. Waxaan horay u sheegnnay in nimanka sheegta madaxda Soomaalida aysan arrintoodu ka duwaneyn ciyaaraha kubbada cagta oo kale. Cayaarahaas afartii sanaba mar baa la qabtaa! Saasoo kale baad … »

Sii Akhri

Doodda: Qiiro iyo qiyaado la’aanta nimanka Soomaaliyeed maxay ku qotontaa?

Alkhaliifah

April 10, 2014 | 1 Comment

  Asalaamu calaykum. Inshaa Allaah dhowaan waxay rabtaa shabakada Alkhilaafah.com inay eray ka tiraahdo waxa nimanka Soomaaliyeed ugu wacan inay halkaas ka gaarto qiiro la’aantooda iyo inaysan hogaamin karin dadkooda … »

Sii Akhri

Alkhilaafah.com oo qoraalladii dib u bilaabeysa inshaa Allaah.

Baro

April 10, 2014 | Reply

  Asalaamu calaykum. Waxaan dadweynaha Soomaaliyeed u bishaareyneysaa in mareegta Alkhilaafah.com bilaabi doonto shaqadeedii haddii Allaha awoodda lihi ogolaado. Horaan uga hadalnnay siyaasadda mareegta. Mareegtu waxay hoga tusaaleyneysaa shacabka Muslimiinta … »

Sii Akhri

Xaggee wax ka biloownnaa? Taada ma yeele; tiisa kuma meel mare; tuu falo kuma gefto!

Xaj

January 13, 2014 | 1 Comment

Ilaah baa mahad leh. Nabadgelyo iyo naxariis nabi Muxamed korkiisa ha ahaato! Waxaan nagu adkaaday sidii dadka loo wacyigelin lahaa! Waxaa alkhilaafah.com marar badan ku celcelisay inaan is eedeyn Salafiin … »

Sii Akhri

Alkhilaafah.com oo hawada ku soo noqonaysa idanka Ilaahay. Iyo Soomaalaay sidee tihiin

Alkhaliifah

December 31, 2013 | 2 Comments

Ilaah baa mahad leh. Nabadgelyo iyo naxariis nabi Muxamed korkiisa ha ahaaato. Waxaa nasiib darro ah iyadoo gaalo iyo waddamo sheegta muslim weerar ku yihiin Soomaaliya in qolyihii Salafiyiinta sheeganayey … »

Sii Akhri

Xisaab ahaan sida qofka Muslimka ah u rajo fiican yahay kaan Allaah aaminsaneyn marka la eego caqliga qofkaas! Digniin!

Shilin Soomaali

December 6, 2013 | Reply

الحمد لله، والصلاة والسلام على رسول الله، صلى الله عليه وعلى آله وصحبه وسلم، وبعد Qof kasta waa fahmayaa in xisaab ahaan (Probability) haddii la tuuro shilin uu ama madax … »

Sii Akhri

Labadan galaas oo midna caanaha yahay midna liinta ma mid baa ka yimid kan kale? Tadawurka dadka!

More happy health iyo google

December 5, 2013 | Reply

الحمد لله، والصلاة والسلام على رسول الله، صلى الله عليه وعلى آله وصحبه وسلم، وبعد Inteynnaan u gelin labada galaas ee midna caanaha yahay midna liinta aan is xusuusinno hadallada … »

Sii Akhri

Tijaabo

Tijaabo

November 23, 2013 | Reply

Asalaamu calaykum. Waa tijaabo.

Sii Akhri
Kayd: Qoraaladii hore ee Wararka »

Switch to our mobile site